U bood nuxurka

Af-Turki

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Turkish
Türkçe
Dhawaaq[ˈtyɾctʃe] ⓘ
Dhalad u ahTurkey (official), Northern Cyprus (official), Cyprus (official), Bulgaria, Macedonia, Greece, Kosovo, Romania, Bosnia and Herzegovina,
GobolkaAnatolia, Balkans, Cyprus, Mesopotamia, Levant, Transcaucasia
QoomiyadaTurkish
U ah afka hooyo71 millionTemplate:R/ref  (2017)
88 million (L1 + L2)Template:R/ref
Qoyska luqada
Turkic
Early forms:
Standard forms
Ottoman Turkish (defunct)
TRT Turkish
Dialects
Hab qoraalkaLatin (Turkish alphabet)
Turkish Braille
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmiImage Turkey
Image Northern Cyprus
Image Cyprus
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahayImage Bosnia and Herzegovina
Image Greece
Image Iraq
Image Kosovo
Image Macedonia
Image Romania
Regulated by
  • TDK (grammar, vocabulary, spelling)
  • TRT (pronunciation, vocabulary)
Koodka luqada
ISO 639-1tr
ISO 639-2tur
ISO 639-3tur
Luqadda la adeegsadopart of 44-AAB-a
Image
  Wadamada ay af-Turki luuqad rasmi tahay
  Wadamada af-Turkish ka leedahay aqoonsi ee tiro-naaqus
{{{1}}}
Image
Dadka kuhadlaan afka's ee aduunka

Af-Turki waa luqad looga hadlo wadamo aad u badan, waxaana ku hadlo dad kor u dhaafaayo 83 miliyan oo qof. Dadka ku hadlo afka turkiga waxee u badanyihiin wadanka Turki iyo Waqooyiga Saybrus \ laqada turkiga waa mid kamida luqadaha turkiga ee looyaqaano in ay yihiin ama kasoo jeedaan bah luqeedaka looyaqaano Altis intaa wixii ka horeysay afka turkiga waxaa lagu qorui jiray farta carabiga.waxaana luqadaas u badanaa kalmado kasoo jeeda Faaris iyo carabi.laakiin markii uu lawareegay madaxwaynihii la odhan jiray Mustafa Kemal Atatürk, ayaa labilaabay in lagu qor farta laatiiniga ah ee maanta loo isticmaalo.

Waxaana lagu qiyaasa dadka kuhadla luqada turkiga inay gaadhayaan ilaa 130 milyan oo ku kala nool in kabadan 15 dal oo caalmka kamida.