U bood nuxurka

Gadashada

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Image
Gdańsk
Image
Intérêts des nations de l'Europe, dévélopés relativement au commerce, 1766

Gadashada wexey tahay markaad qof wax siisid oo qiimo misa tayo leh, siidha lacag la mid ah, oo aad ku bedeshid wax kale. Af ingiriis waxaa lugu yiraahda buying, misaa purchasing. Badnaanta, gadashada wexey ka dacda dukaamada. Laakin qarnigii labaatan iyo kow, waxaa la bilaabey iin gadashada aad lugu tijaabo internetka.