U bood nuxurka

Galguduud

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Galguduud
غالغدود
Galgudud, Ghelgudud
Galguduud ee Soomaaliya
Galguduud ee Soomaaliya
Khariidad
WadankaImage Somalia
Regional StateImage Galmudug
CaasimadaDhuusamareeb
Bedka
 • Wadarta
46,126 km2 (17,809 sq mi)
Dadka
 (2019[1])
 • Wadarta
634,300
 • Cufnaanta14/km2 (36/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)
Koodhka ISO 3166SO-GA[2]
HDI (2021)0.279[3]
low · 17th of 18

Galguduud (Soomaali: Galgaduud , Carabi: جلجدود , Talyaani: Galguduud ama Ghelguduud ) waa ( gobol) ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya caasimaddeedu waa Dusmareeb Magaalada ugu weyn ee gobolka waa Ceel Buur , oo dhacda bartamaha gobolka.

Galguduud waxaa xuduud la leh Itoobiya ; Gobollada Soomaalida Mudug, Hiiraan , iyo Shabeelaha Dhexe (Shabeellaha Dhexe); iyo Badweynta Hindiya . Beesha ugu badan ee dagan gobolkan waa Hawiye gaar ahaan beesha Murusade iyo sidoo kale Habargidir , Gobolka Galguduud iyo Koonfurta Mudug waxay dhisteen Maamulka Galmudug 2016-kii, kaasoo isu haysta inuu yahay maamul ka madax bannaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida uu qeexayo Dastuurka kumeelgaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya .

Degmooyinka

Gobolka Galguduud wuxuu ka kooban yahay 8 degmo:

Xuduudaha

Galguduud waxay xuduud la leedahay Soomaaliya galbeed ama khadka Feerfeer-Dharkayn Geenyo oo galbeed ka xiga, gobolka Mudug ee ay Soomaalidu degto ee waqooyi; Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo koonfur ah, barina badweynta Hindiya .

Tixraac

"Dowladda Federaalka Soomaaliya Waxay Ansaxisay Maamul Gobolleedka Dhexe"

"Gobolka Galgaduud"

"Qariidad UN oo muujinaysa degmooyin casri ah"

  1. ↑ "Somalia: Subdivision and cities". www.citypopulation.de. Retrieved 14 February 2024.
  2. ↑ "ISO 3166 — Codes for the representation of names of countries and their subdivisions". International Organization for Standardization (ISO). Retrieved 3 February 2025.
  3. ↑ "Sub-national HDI - Area Database - Global Data Lab". hdi.globaldatalab.org (in Ingiriisi). Retrieved 13 September 2018.

Xiriirinta dibadda

Khariidadda maamulka Galguduud