U bood nuxurka

Koobka Intercontinental

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Koobka Intercontinental wuxuu ahaa tartan kubada cagta ah oo ay hordhac u ahaayeen FIFA Club World Cup. Waxaa la ciyaaray intii u dhaxeysay 1960 iyo 2004. Dhamaan guuleysteyaasha waxaa FIFA u magacaabay "horyaalyaasha adduunka".