U bood nuxurka

Bogga Hore

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 14,137 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka

Maqaalka Maanta

Cananaas
Cananaas

Cananaas magaca Saynis "Ananas comosus" waa dhir leh midho waaweyn oo qolof adag leg taasi oo ka baxda deegaanada cimilada diiran leh. Cananaasku wuxu ka mid yahay geedaha ugu dhaqashada badan caalamka ee loo beerto hab ganacsi, kaasi oo ka baxa meelo badan oo caalamka ah Marka la beerayo geedka cananiska waxaa la qalajiyaa jeex ka mid ah midhaha kaasi oo qaangaadh noqda wakhti ku dhow 20 ilaa 24 bilood, ka dib dhala midhaha cananiska Midhaha cananisku kuma bislaado geedka dushiisa, asagoo cayriin ah ayaa la soo gooyaa isla markaana la huuriyaa si uu bislaado Guud ahaan, midhaha cananiska waxaa lagu cuni karaa isagoo qayriin, la shiiday ama la ridqey, meelaha qaar waxyar la kariyey. Midhahani waxay ka mid yihiin kuwo aad looga isticmaalo caalamka oo dhan. Waxaa intaas dheer, caleenta geedka cananiska waa mid la cuni karo. Wadano ay ka mid tahay Filibiin waxaa la karsadaa caleenta cananiska midaasi oo la cabo maraqeeda iyo caleentaba. Meelo kale waxaa midhaha cananiska laga sameeyaa daawooyin jidhka la marsado ama la isku qurxiyo. Isku soo wada duub midhaha cananisku waa mid leh fiitamiino badan, nafaqo, borotiin iyo waliba amiino-asiidh badan. Cananisku wuxuu leehayay fiitamiin sii iyo asiidh badan (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

Image
  • ... in Liin Bambeelmo (Sawirka) ay tahay midho ka tirsan qoyska liinta?
  • ... in liin bambeelmadu ay tahay mid ka weyn noocyada kale ee liinta, isla markaana ay leedahay biyo badan oo dhadhan dhanaan iyo macaan isku jira?
  • ... in liin bambeelmadu ay ka dhalatay isku-tallaalid dabiici ah oo dhex martay liin macaan iyo geedka Bomelo?
  • ... in liin bambeelmada markii ugu horreysay lagu arkay Gasiirada Barbados ee Kaariibiyaanka?
  • ... in liin bambeelmada markii hore loogu yeeray "khudaartii la xaaraantinimeeyay" ?
  • ... in Soomaaliya ay ka mid tahay meelaha ay si fiican uga baxdo liin bambeelmadu, gaar ahaan gobollada koonfureed?

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Taariikh

Siyaasi
Siyaasi

Xuseen Kulmiye Afrax (1920 -1993) wuxuu ahaa sarkaal sare oo ka tirsan booliiska Soomaaliya, kacaanyahan iyo siyaasi soo noqday Madaxweyne Ku-xigeenkii labaad ee Soomaaliya laga soo bilaabo 1971 ilaa 1989 iyo jagooyin siyaasadeed oo kala duwan oo ka tirsan Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

Dawladaha Federaalka ah caalamka
Dawladaha Federaalka ah caalamka

Dawlad Federaal ah ama dawlad midow ah Ama dawlad dhexe waa qaab ka mid ah qaabka dawladnimo, waxayna ka dhalataa midow ay midoobeen gobollo ama degmooyin ama dawlado wada nool iyagoon kala go´in, dawladii ugu horeeysay ee caalamka samaysaty habka Federalka waxa ay ahayd Maraykanka markii ay ka xuroobayeen Ingiriiska waxaa isku tagay markii ugu horeysay 13 gobol 1787, 2 sano kadib waxaa la sameeyey dastuur federal ah dawladdaasna waxaa madax ka noqday Giorge washington.

Habka Federaalka Federaalnimadu waa hab dasturi ah oo Dawladda dhexe oo kor ka matasha waxayna leedahay awoodeeda sharci dajineed , fulinta iyo maxkamadaheeda. Laakiin gudaha waxa ay noqonayaan gobollo kala madax banaan, sida caadiga ah waxaa dhacaysa awoodaha in ay kala qaybsadaan dawlada dhaxe iyo gobolada hab dasturi ah.

Waxa ayna noqonaysaa sidaan soo socota:

  • 1 In la xadido aoowda maamul goboleedyeda ee looga dambeeyo Dawlada Federaalka ah
  • 2 in Dawlada awoodeeda la yareeyo ee loo daayo goboloda maamulkooda
  • 3 in loo daayo dastuurka waxa uu qabo.

Soomaaliya iyo Federaalka Horta oraahda ah Federaal lagu dhaqmo waxaa ugu horeeysay ee afkiisa laga maqlo madaxwaynihii hore ee Soomaaliya 2004-2008 Cabdullahi yuusuf axmedee lagusoo doortay shirkii embegati ee ka dhacay kiinya oktober 2004 tii asigoo ka helaya gacan madax ay saaxiibo yihiin haba ugu horeeyee Melle zenawi, kadibna waxa uu ku guuleeystay in Dawladda lagu magacaabo Dawlad federaal ah "TFG" Dowladda federalka isla markaana kumeel gaar ah.

Waxaa asigana ku xigay oo mar labaad kor uqaaday Dawlad kasta ee dhalataa in ay qaadato nidaamka Federaalka ah ninka lagu magacaabo Md C/raxmaan Faroole ee ah Madaxa maamulka Puntland. (SII AQRI)

Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Image Sawirka Maanta

Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan


Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Image
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Image
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Image
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Image
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Image
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Image
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Image
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Image
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Image

Commons
Sawirro

Image

Wikinews 
Warar

Image

Wikiquote 
Oraahaha

Image

Wikisource 
Qoraal

Image

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Image

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Image

Wiktionary 
Qaamuus

Image

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Image

Wikispecies 
Abla-ablayn

Image

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.