Jump to content

Ciyaarta Teeniska

Ka Wikipedia
Image
Garoonada lagu ciyaaro Teniska
Image
Serena Williams Ciyaarta Teeniska

Ciyaarta Teeniska (Af Ingiriis: tennis; Af Carabi: كرة المضرب) waa cayaar ka mid ah cayaaraha sportiga sida aad muuqaalka sawirka ka arakto waxaa lagu cayaaraa shabaqa yar ee Gacanta Kaasi oo lagu tuuro kubad aad u yar waana tan loo yaqaano tenis-ka. Haddii aan wax ka soo qaado dadka ugu caansan ee cayaara waxaa ka mid ah gabadha reer Russia ee Maria Sharapova waxaa kaloo ka mid ah Roger Federer oo u dhashay dalka Switzerland.