Bogga Hore
|
Maqaalka Maanta

Dhulgariir waa Dhulka marka oo luxluxmo ama uu gariiro, waa marka caleemaha Dhulka kala durqaayaan. Dhulgariirka khasaarado badan ayuu geestaa, wuxuuna u badan yahay Aasiya iyo Ameerika. Dhulgariirka wuxuu sameeyaa fulkaano iyo Buuro. Soomaaliya dhulgariir culus malahan, laakiin mar marka qaar ayaa waxaa dhulgariir ka dhacaa waqooyiga Soomaaliya oo dhan meelaha buuraaleeyda ah, dhulgariirka soomaaliya badanaa mala dareemo, lakiin waxaa jira kuwo la dareemaayo oo ka dhaca sida gobolka Awdal Bishii Maarso 2010 ayaa magaalada Boorama waxaa lagu arkay dhulgariir oo halkaas kadhacay oo khasaaro badan geesanin lama hayao ilaa iyo hadda cabirkiisa maxaa yeelay soomaaliya ka jirin dawlad dhexe oo haysata qalabka cabirka dhul gariirada. Soomaaliya waxeey leedahay caleemaha dhulka ama af ingriiska lagu dhaho (tectonic plate), kaas oo lagu magacaabo (somali plate).
Dhulgariirkii ugu culusaa wuxuu ka dhacday Badweynta Hindiya 2004 Tsunami Badgariir. waxaana ku dhintay in ka badan 180.000, waxaana ku guryo beelay 1.1 miliyan oo dad ah. Soomaaliya waxaa kasoo gaaray qasaaro farabadan kaasoo dhica walba saameeyey haba ugu darnaadeene haamanka sunta ah ee badda lagu daadshay oo banaanka usoo caariyey. (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Ma Ogtahay...

- ... in Waxaraxir (Sawirka) uu yahay meeraha ugu kulul Solar System inkastoo uu yahay kan labaad ee ka fog Sun heerkulkiisana celcelis ahaan uu yahay 480 °C (896.0 °F)?
- ... in Guillermo Lasso uu yahay Madaxweynaha ugu horreeya ee Ecuador ee isticmaala habka muerte cruzada taasoo burburisay Golaha Qaranka si looga fogaado in laga eryo xilkiisa?
- ... in dad ka badan ku dhintay World War II intii ka badan dagaal kasta oo taariikhda ah, qiyaastii 73 milyan?
- ... in intii uu Orrin Hatch ahaa Senator ka socday Utah, uu ku helay USD $10,000 qorista heeso loogu talagalay LDS Church?
- ... in desert kite laga yaabo in loo isticmaali jiray ugaarsiga?
- ... in bishii Agoosto 2004, baskii safarka ee Dave Matthews Band uu siiyay 800 rodol oo qashinka bini’aadamka ah webiga Chicago River iyo dadka ku sugnaa doon hoostiisa?
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Taariikh

'Dhex kujir waa dal aan lahayn wax bad ah ama xeeb. Aduunka waxaa ku yaalla dalal gaaraaya 44 oo aan lahayn wax bad ah. Ethiopia waa tusaale caan ah oo dal dhex kujira oo aan lahayn bad. Waa dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika ee aan lahayn marin badeed. Ethiopia waxay ku taal Geeska Afrika, waxaana ku wareegsan dalal leh xeebo sida: Djibouti, Somalia Eritrea
Taasi waxay ka dhigaysaa in Ethiopia ay si toos ah badda u geli karin, laakiin waxay isticmaashaa marinada dalalka deriska ah si ay u dhoofiso ama uga soo dhoofiso badeecadaha. tusaale ahaan, markii ay dal noqdeen Eratareya iyo Montenegro, waxaa loo aqoonsaday, dalalka Itoobiya iyo Serbia kuwo dhexkujir ah. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii laga eego dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Maalintan

'Dhax kujir waa wadan oo laheen wax bad ah. aduunka waxaa ku yaalo, wadamo gaaraayo 44 oo badda ka xirantahay. dowladaha qaarkood kuwa u dhaw badda, waxaa dhacday in ee marki hore badda u furnaan jirtay. Laakinsa marka ee gobolo ka xoroobeen, ee ku soo baxeen, wadamo Dhax kujir ah. tusaale ahaan, xoreentii Eratareya iyo Montenegro, waxee u aqoonsadeen, wadamada Itoobiya iyo Serbia in ee badda arkin. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii la fiiriyo, dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)
Wararka Wiki – Dhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...
Sawirka Maanta
Bur .
Maanta Oo Kale
Xusuusta dhacdooyinka maanta
Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :
Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan
|
|
|
Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia
Luuqadaha kale Wikibidhiya
Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.
-
1,000,000+ maqaalo
-
250,000+ maqaalo
-
10,000+ maqaalo

















