U bood nuxurka

Heebis

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Image
Heebisyo oo midabo kale duwan leh

'Heebis, (Af Ingiriis: towel; ) sidoo kale loo yaqaan tuwaal ama shukumaan waa dhar ama warqad oo engag iyo qallajin ku samaynaysa waxyaabaha la rabo in qooyaanka laga baabiiyo. Heebisyada waxaa lo isticmaali karaa ama miis in la qalajiyo ama qof jidhkiisa. Guryaha dhexdeeda, heebisyo kala duwan ayaa la isticmaala, sida heebista gacmaha, heebista jikada iyo heebista musqusha.[1][2]

Noocyada heebisyada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Image
Heebis afrikaan ah
Image
Heebis dhanka musqusha
Image
heebis dhanka xeebta
Image
fiilooyinka ku jira heebista
Image
Heebis Tunisian ah

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. ↑ Marchese, Ronald T. (2005). The Fabric of Life: Cultural Transformations in Turkish Society. Global Academic Publishing. ISBN 978-1-58684-256-7.
  2. ↑ Adams, Douglas (12 October 1979). The Hitchhiker’s Guide to the Galaxy (The Ultimate Hitchhikers Guide ed.). Pan Books. ISBN 0330258648.