U bood nuxurka

Hunguriga neefta

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Image
Hunguriga neefta ee dadka.
Image
Qoorta dadka waxa ku dhexjira hunguriyo.
Image
Dhuunta aadamaha marka afka laka furo.

Hunguriga Neefta (Af Ingiriis: Windpipe; Af Carabi: قصبة هوائية) waa tuunbada neefta ee dhex marta qoorta ayadoo ka bilaabanta dhuunta dadka, xoolaha iyo xayawaanka.

Hunguriga waxaa loo kala qaybiyaa labo: hunguriga neefta iyo hunguriga cuntada.