U bood nuxurka

Kiribtoon

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Kr)
Image
Curiyaha Kiribtoon

Kiribtoon (Af Ingiriis: Krypton; Af Carabi: كريبتون) astaanta (Kr) waa curiye kimiko oo leh tiro atom sodan-iyo-lix ah. Waxay xubin ka tahay guruubka 18aad ee Diwaanka Curiye iyo neefta loo yaqaano Neefta Gobta (Noble Gas).

Curiyaha Kiribtoon waa neefta bilaa ur, bilaa dhadhan iyo bilaa midab ah taas oo ka mid ah hawada cirka sare ee dhulka.

Isku dhisyada neefaha Aargon ku jirto waxaa loo isticmaalaa laambadad dhaadheer, iftiinka kamaradaha wax lagu sawiro iyo siyaabo kale oo badan.

Jadwalka Curiyayaasha ( Kaltanka Curiyayaasha)
Qaybaha → 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18
↓ Walxaha
1 1
H
2
He
2 3
Li
4
Be
5
B
6
C
7
N
8
O
9
F
10
Ne
3 11
Na
12
Mg
13
Al
14
Si
15
P
16
S
17
Cl
18
Ar
4 19
K
20
Ca
21
Sc
22
Ti
23
V
24
Cr
25
Mn
26
Fe
27
Co
28
Ni
29
Cu
30
Zn
31
Ga
32
Ge
33
As
34
Se
35
Br
36
Kr
5 37
Rb
38
Sr
39
Y
40
Zr
41
Nb
42
Mo
43
Tc
44
Ru
45
Rh
46
Pd
47
Ag
48
Cd
49
In
50
Sn
51
Sb
52
Te
53
I
54
Xe
6 55
Cs
56
Ba
*
72
Hf
73
Ta
74
W
75
Re
76
Os
77
Ir
78
Pt
79
Au
80
Hg
81
Tl
82
Pb
83
Bi
84
Po
85
At
86
Rn
7 87
Fr
88
Ra
**
104
Rf
105
Db
106
Sg
107
Bh
108
Hs
109
Mt
110
Ds
111
Rg
112
Cn
113
Nh
114
Fl
115
Uup
116
Lv
117
Ts
118
Og

* Lanthanides 57
La
58
Ce
59
Pr
60
Nd
61
Pm
62
Sm
63
Eu
64
Gd
65
Tb
66
Dy
67
Ho
68
Er
69
Tm
70
Yb
71
Lu
** Actinides 89
Ac
90
Th
91
Pa
92
U
93
Np
94
Pu
95
Am
96
Cm
97
Bk
98
Cf
99
Es
100
Fm
101
Md
102
No
103
Lr