U bood nuxurka

Subag

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Image
Subag

Subag (Af Carabi: زبدة Af-Taliyaani: burro Af Ingiriis: butter) waa dareere huruud ah oo caanaha xoolaha laga sameeyo.

Subagu wuxuu u qaab dhow yahay saliida, laakiin wuu ka nafaqo badan yahay urtiisana wey ka caraf badan tahay.