U bood nuxurka

Eskişehir

Ka Wikipedia
Eskişehir
Magaalada Eskişehir
Bidix Kore: Istaanka Guud ee Tareenka Eskişehir, Midig Kore: Degmada Tepebaşı, Bidix Hoose: Matxafka Glassware Arts, Midig Hoose: Wabiga Porsuk.
Bidix Kore: Istaanka Guud ee Tareenka Eskişehir, Midig Kore: Degmada Tepebaşı, Bidix Hoose: Matxafka Glassware Arts, Midig Hoose: Wabiga Porsuk.
Map
WadankaImage Turkey
GobolkaEskişehir
La helay1000 C.H (3026 sano)
Ismaamulka1389 (636 sano)
DegmoOdunpazarı, Tepebaşı
Dawladda
  NoocaGolaha Degmada
  GuddigaEskişehir Metropolitan Municipality
  Duqa magaaladaYılmaz Büyükerşen (CHP)
Bedka
  Wadarta
2,678.00 km2 (1,033.98 sq mi)
Joogga
788 m (2,585 ft)
  Cufnaanta236/km2 (610/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+2 (EET)
  Xagaaga (DST)UTC+3 (EEST)
Boostada
26 xxx
Koodhka goobta(+90) 222
Licence plate26
Websaydhkahttp://www.eskisehir-bld.gov.tr/

Eskişehir (Af Carabi: أسكي شهر; (Ku dhawaaqa Af-Turki: [esˈciʃehiɾ]) Waa magaalo ku taalo Wuqooyi-Galbeed dalka Turkiga. Eskişehir waxay ku talaa jiinka wabiga Porsuk waxayna u dhexeysaa magaalooyinka Ankara iyo Istanbuul, waxaa ku yaal labada Jaamacadood ee caanka ah ee Eskişehir Osmangazi University iyo Anadolu University waxaana wax kabarta labadaasi Jaamacadood inka badan 100,000 oo adeeg waxbarasho iyo deegaan ka hela xarumaha Jaamacadahaas waxaana Eskişehir loogu yeeraa caasimadda waxbarashada dalka Turkiga.

Ardayda wax ka barta Eskişehir waxaa ka mid ah arday Soomaaliyeed.

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]